Djibouti / Ethiopie / Somalie : Le président du Parti Démocrate Djiboutien a accordé une interview aux médias Ogadentimes news.

Ad

padd - djibouti17 octobre 2016 (Ogaden Times) Dans cette large interview, le Président du Parti démocratique Djiboutien – PADD – a relaté les méfaits du système tyrannique d’Ismaël Omar Guelleh sur son pays et son peuple.

Le Président du parti PADD, qui actuellement en Suisse, fait partie des politiciens djiboutiens exilés du pays à cause de la menace, le mauvais traitement et la privation des droits fondamentaux que le régime de Guelle leur a réservé.

Hassan Cher a qualifié le président Guelleh de mafieux qui a soumis la république de Djibouti sous les diktats du régime du TPLF de l’Ethiopie afin d’y trouver une protection et ainsi se pérenniser au pouvoir. Il a aussi fait allusion aux tensions qui existent entre Guelleh et les occidentaux avec l’arrivé de l’armée chinoise à Djibouti.

À écouter l’interview en langue somalie ci-joint.

Jabuti / Itoobiya / Soomaaliya : Daawo Waraysiga Gudoomiyaha Xisbiga PADD Ee Wadanka Djibouti Ismacil Cumar Geele Waa Jaajus Itoobiya Ushaqeeya

Octobar 17 (Ogaden Times) Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqradiga ee Wadanka Djibouti Mudane Xasan Sheer ayaa warysi Dheer oo, uu siiyay shabakada Wararka ee Ogaden Times Kaga Waramay  Xaalada Dalka Djibouti iyo dhibaatooyinka uu Shacabka dalkaasi Kuhayo Madaxwayne Ismaciil Cumar Geele oo noqday Kaligii Taliye xoog kuhaysta Xukunka dalka Djibouti. Xasan Sheer oo Kamida Siyaasiyiinta Ugu  Cadcad Axsaabta Siyaasad Xiligan lajoogana Kunool Wadaka Swizeraland ayaa kawaramay Arima Faraban oo Geeska Africa Khuseeya Gaar ahaan wadankiisa Djibouti, Waxa uunan Farta kufiiqay sida Madaxwayne Geele Talada dalka Umaroorsaday iyadoo Inta Badan Axsaaba Siyaasdaa ee dalka Djibouti noqdeen kuwa dibad joog ah kadib markii loo diiday inay siixora uga hadlaan arimaha siyaasda ee dalkaasi.

Xasan sheekh ayaa waxa uu Sidookale kahadlay in Wadanka Djibouti uu Madaxawayne Geele Kadhigay Sida Maamul Gobaleed yada Wadanka Somaliya isagoo sitoosa Uhoos Geeyay dawlada Itoobiya ,oo sida uu sheegay uu Ismaciil Cumar Geele doonayo Inay xukunka Kusii Hayso.  Mudane Xasan Waxa uu kawar bixiyay xidhiidhka Wadamada Reer Galbeedka iyo Djibouti oo God Kusii dhacaya iyo in Ismaciil Cumar Geele noqday nin kafikiraya oo kaliya daniihisa Shaqsihaneed.

Filo Saacadaha Soosocda Waraysi Dheer oo maqal ah iyo Mudane Xasan Sheekh oo Dhulka Kujiiday Madaxwaynaha Djibouti


 Share
Ad
Authored by: Hassan Cher Hared

Hassan Cher Hared

Laisser un commentaire

Ce site utilise Akismet pour réduire les indésirables. En savoir plus sur comment les données de vos commentaires sont utilisées.